DHAGEYSO:-Gudoomiyaha G/Banaadir Oo fariin adag diray

0

Cumar Maxamuud Maxamed Gudoomiyaha G/Banaadir Ahna Duqa Magaalada muqdisho ayaa mar uu kahadlayay  Guryaha Danta Guud  waxa uu sheegay in Dhulka danta Guud ay shaqsiyaad kutagri falaan ismarkaana aan laga yeelayna oo ay jirto dantii loo sameeyay markii hore

Waxaa jira dad Badan oo Dagan Guryaha Danta Guud iyadoona Dowladda ay in Badan kusoo cel celisay in laga guuro guryaha danta guud.