DAAWO: Khilaaf soo kala dhaxgalay Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif

0

Warar hoose aan helayno ayaa sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhaxgalay hogaamiyaha madasha xisbiyada qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud Warkaasi iyo warar kale ka daawo muuqaalka hoose.