DHAGEYSO:-Axmed Madoobe Oo Agaasimeyaal Kula Kulmay Kismaayo

0

Hogaamiyaha Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha maamulkaasi.

Kulanka oo ah mid xasaasi ayaa waxaa diirada lagu saaray xaaladda Jubbaland,  gaar ahaan howlaha wasaaradaha Jubbaland.

Agaasimaha wasaaradda Warfaafinta Jubbaland, Cabdi shukri Carab Cumar oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey kulankaasi.