DHAGEYSO:-Dhoobo“Way Burburtay Puntland-Tii Lagu Heshiiyey”

0

Afhayeenkii hore ee baarlamaanka Puntland, Cabdixakiim Axmed Maxamed [Dhoobo Daareed] ayaa eedeyn u jeediyay madaxweyne Deni.

Cabdixakiim Axmed Maxamed oo qaybo kamid ah warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaadey in uu burburay maamulkii lagu heshiiyey ee Puntland.

Gudoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Puntland ayaa tibaaxay in Deni uu doonayo in baarlamaanku noqdo mid fuliya danihiisa.