DHAGEYSO:-Booliska Beledweyne oo ka hadlay maxaabiis ka baxsaday xabsiga magaaladaasi

0

Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in qaar ka mid ah maxaabiistii ku xirnaa xabsiga magaaladda beledweyne ay halkaasi ka baxsadeen.

Ku dhawaad afar maxbuus oo ku xukunaa dil ayaa la sheegay inay ka baxsadeen xabisga magaalada Beledweyne eee gobolka Hiiraan, sida ay dadka deegaanka u sheegeen Warbaahinta

Maxamed xasan guure taliyaha xabsiga magaalada Beledweyne oo la hadlay ayaa waxaa beeniyay wararka sheegaya in maxaabiis ay ka baxasdeen xabsiga magaladaasi.