DEG DEG:- Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Oo La Doortay

0

Waxa la soo gaba-gebeeyay doorashada guddoomiyaha guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo saakay ka bilaabatay xarunta baarlamaanka ee magaalada Garoowe.

Wareegga ugu dambeeyay waxaa iskugu soo haray laba musharax oo kala ahaa Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Cabdi jamaal Cismaan Maxamed waxaana Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo helay 46-Cod iyada oo Musaraxa kale ee Cabdi jamaal Cismaan Maxamed uu helay 17-Cod sidaasna waxaa ku soo dhamaatay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Puntland.

Doorashada Gudomiyaha barlamaanka Puntland

Slået op af SBC Somali TV i Onsdag den 13. november 2019