DAAWO:- Cabdixakiin Dhoobo-Dareed Oo Markale ku celiyey in uu yahay Gudoomiyaha xaqa ah

0

Xildhibaan Cabdixakiin Dhoob-Dareed oo ah Gudoomiyhii Dhawaan Xilka laga qaaday oo Goor dhawayd Shir saxafadeed ku qabtay Magaalada Xingalool ayaa Markale ku celiyey in uu isagu yahay Gudoomiyaha xaqa ah

Xildhibaan Cabdixakiin Dhoob dareed oo Saxafada la hadlay ayaa yidhi “Puntland waxay u baahan tahay badbaado”wuxu wadatashi ugu baaqey bulshada gobollada Sanaag iyo Haylaan.