Gudoomiye Dhoobo Daareed” Hanjabaaddi uu Hoolka ka hanjabay Madaxweynuhu inay fushay baad moodda

1

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed ayaa xukuumadda ku eedeeyey in ay ka dambaysay weerar xalay lagu qaaday Hoolka Baarlamaanka Puntland ee Garoowe .

” Ciidamadii Dawladda , xatta kuwii daraawiishta ee furimaha joogay noc ay yihiinba waa la keenay Hoolka Baarlamaanka ayeyna ku hareeraysan yihiin ” Ayuu yiri Gudoomiyuhu

Ujeedka weerarkan Xukuumadda Madaxweyne Dani ka leedahay ayuu ku tilmaamay inay tahay in si xoog ah sida ay rabto wax uga fuliso Baarlamaanka sharuucdana baalmarto .

” Sifo sharci ah baa Baarlamaanka ku imi , sifo sharci ahna waan doonayaa inaan xilkayga kuwaayo waxaa intaa kabadan maya ” Ayuu yiri Gudoomiyaha Baarlamaanku

Comments are closed.