DHAGEYSO:-Gudoomiye Dhoobadaareed oo ka waramay weerarkii lagu qaaday baarlamaanka & khasaaraha ka dhashay

0

Gudoomiyaha Barlamaanka Maamulka Puntland C/xakiin Dhoobadaareed ayaa ka waramay weerarkii lagu qaaday baarlamaanka, khasaaraha ka dhashay, iyo  cida soo amartay in weerar lagu qaado gurigiisa iyo xarunta barlamanka.