DAAWO:- Mid kamid ah beelaha Caabudwaaq oo ka soo horjeystay sida lagu wado dhismaha golaha deegaanka

0

Magaaladda Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud waxaa kulan ku yeeshay mid kamid ah beelaha daga Caabudwaaq kuwaas oo ka horyimid qaabka loo dhisayo golaha degaanka.

Hoos ka daawo warbixin.