SAWIRO:- Qalabkii ugu dambeyeey ee dhismaha dekadda Garacad oo garacad laga dajieyey

0

Magaaladda Garacad ee gobalka Mudug waxaa maanta gaaray qalabkii ugu dambeyeey ee dhismaha dekadda Garacad oo meel wanaagsan maraysa,iyado qalabkan laga soo dajiyeey dhawaan Dekadda Magaaladda Boosaaso.

Qalabka ayaa lagu dhisayaa Gunta hoose ee Badda oo ay ka socoto Dhismaha Dekedda oo dhawaan lasoo gabagabayn doono sida Allgalgaduud u shegeen qaar kamid ah howlwadeena dhismaha dekadda Garacad ee gobalka Mudug.