DAAWO:- DFS oo digniin ka soo saartay Dufaano dalka ku soo wajahan

0

Dowladda Federaalka ee Somaaliya ayaa digniin ka soo saartay duufaan laga cabsi qabo inay soo gaarto degaannada dhaca xeebaha bariga Jamhuuriyadda sida Eyl iyo Xaafuun 3da bisha Novembar oo Axada ku beegan.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta DFS oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa Arrimahaas ka hadlay.