DAAWO+AKHRISO:- Odayaasha dhaqanka Galmudug oo Go,aamo culus kaga dhawaaqay Dhuusamareeb

0

Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda intaasi laga badiyo, iyagoona wacad Ku maray in cidii arintaasi Ku dhaqaaqda tilaabo cad ah ay ka qaadi doonaan.

Odayaasha Dhaqanka Galmudug ayaa sidoo kale ku dhawaaqay haddii Ahlusunna la siiyo 35 Xildhibaan in aysan ka qeyb gali doonin dhismaha maamulka Galmudug.

HOOS KA DAAWO WARMURTIYEEDKA OO LAGU DHAWAQAYO


HOOS KA AKHRISO WARMURTIYEEDKA