DAAWO:-Maamulka muuse biixi oo Digniin Kasoo Saartay Duufaano Kusoo Wajahan Deegaanada Xeebaha Gobolka Sanaag.

0

Maamulka muuse biixi ayaa digniin ka soo saaray Duufaano Kusoo Wajahan Deegaanada Xeebaha Gobolka Sanaag sida ay warbaahinta magaalada hargaysa ugu shegeen madaxda dhanka saadaasha maamulkaasi