DAAWO:- Guddiga farsamada maamul dhisida Galmudug oo ka hadlay wixii u qabsoomay

0

Guddoomiya Guddiga Farsamada maamul dhisidda Galmudug oo ka war bixiyay shaqooyinka u qabsoomay iyo qorshahooda Galmudug loo dhanyahay iyaga oo baaq u diray bullshada Galmudug sidii ay u caawin lahaayeen dadka ay fatahaadaaha saameeyeen.

HOOS KA DAAWO.