DAAWO:- Culimada Puntland oo Fatahaadaha baladweyne ugu deeqay $164,000.

0

Culimada Puntland ayaa maanta sheegay in Gurmadka ugu horeeya ee Fatahaada Magaalada Baladweyne ay ku bixinayaan Lacag dhan $164,000 (Boqol lixdan iyo Afar kun) oo ka hartay lacagihii loo aruuriyay Abaartii SIMA ee dhacday sanadkii 2017.