Akhriso:-Madaxa Xukuumadda Galmudug Oo Guddi Cusub Magacaabay

0

Madaxa Xukuumada Galmudug Dr Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa magacaabay Guddiga gurmadka fatahaada Wabiga Shabeelle.

Madaxa xukuumada ayaa shacabka Galmudug ugu baaqay in laga qeyb qaato ugurmashada Dadka ku dhibaateysan Magaalada Baladweyne kuwaasi oo uu saameeyay Wabiga Shabeelle.

Sidoo kale Guddiga uu Magacaabay Sheekh Shaakir ayaa ka kooban 9-Xubnood, kuwaasi oo ka qeyb qaadanaya gurmad loo sameeynayo dadka uu saameeyay Webiga.