DHAGEYSO:-Khadar Xuseen iyo Xaalada Somaliland “Dadkii Waxay bilaabeen inay Muqdisho u tahriibaan”

0

Xoghayaha Guud ee Xisbiga Wadani   Khadar Xuseen Cabdi  ayaa ka hadlay Xaalada Somaliland iyo Arimo kale oo Xiiso leh.

Ugu horayn wuxuu sheegay inuu Jiro Dulmi iyo Dhibaato lagu hayo dadka Danyarta ah, Kuwaasi oo Dawladnimo loo Isticmaalayo, Iyadoona sidoo kale ay Jiraan dad kale oo Dulmi loo xidhayo, Wuxuuna sheegay inay Suxufiyiintii Somaliland oo Dulmi ka Cararaya ay Bilaabeen inay  tahriibaaan magaalada   Muqdisho, Taasi oo Bixinaysa Safar Fool xun.

Khadar ayaa xusay in  Dhaqaalihii deegaanada Somaliland uu Hoos u dhacay, Sidoo kalana  ay Jirto  Qaybsanaan Gudaha ah iyadoo Jabhado ka dilaaceen Qaybo kamid ah Somaliland.

Warbaahinta allgalgaduud warbaahin dhex dhexaad ah mar kasta kala soco wararka dhanka arimaha Qaranka soomaaliyeed