DEG DEG Guriga Hooyooyinka oo cabsi laga qabo qaraxyo looga cararay

0

Guriga hooyooyinka oo ah xarunta ay daganyihiin Ururka Hawenka Qaranka Soomaaliyeed isla markaana ay xafiisyo ku leeyihiin shirked kala duwan ayaa looga cararay cabsi laga qabo in weeraro qaraxyo ah ay ku soo qaadaan uurka alshabaab warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.