Akhriso: Ahlusuna oo soo bandhigtay nuqul ka mid ah heshiiskii ay la gashay dowladda Federaalka

0

Hoggaanka Ahlusuna Wal-jameeca ayaa soo bandhigay nuqul ka mid ah Heshiiskii ay la gaartay dowladda Federaalka bishii June ee sanadkan, xilligaasoo labada dhinac si rasmi ah ugu heshiiyeen in doorashada Madaxweynaha Galmudug ay ka dhacdo magaalada Dhuusamareeb.