DHAGEYSO:-Xaalado Bini’aadanmo Oo La Taagan Gobolka Hiiraan

0

Xaalado bini’aadanimo ayaa laga soo sheegayaa qaybo kamid ah gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya

Sheekh Xuseen Cusmaan Cali, gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshadda gobolka Hiiraan, ayaa xusay in xaalado meel adag ay mareyso.

Fatahaadyo horleh oo uu sameeyay webiga Shabelle ayuu cod dheer ku qeexay in ay keentay in xaaladda ay sii xumaato.

Shacabka ayuu cod dheer ku qeexay in aanan lasoo gaarsiin wax gurmad ah una baahan yihiin sidiid  degdeg ugu heli lahaayeen.