DEG DEG: Monitoring group oo DFku eedeysay in 30 Milyan ku bixisay doorashadii Laftagareen

0

Hey’ada dabagalka monitoring group ayaa sheegtay in DF Soomaaliya ay 30 milyan oo dollar ku bixisay doorashii ka dhacday magaalada Baydhabo oo uu ku guuleystay Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.