AKHRISO:- Madaxweynaha Puntland oo Magaacabis sameyeey

0

Maalmihii ugu dambeyeey Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdulaahi deni wuxu waday isku shaandhayn iyo Magacaabis agaasimayaal wasaradood.

Madaxweynaha Puntland ayaa Jamiil Naasir Maxamuud u magacaabay Maamule Ku-xigeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland ee degmada Gaalkacayo.