XOG: Farmaajo oo la kulmay Muuse Suudi iyo Cabdi Qeybdiid

0

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa inta uusan dalka ka bixin waxa uu kulan gaar ah la qaatay Senator Muuse Suudi Yalaxoow iyo Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

HOOS KA DAAWO WAXYAABIHII AY KA WADA HADLEEN: