DEG DEG Madaxweynaha Kenya oo qorsheynaya in Safar qarsoodi ah ku tago Kismaayo DAAWO

0

Warar hoose oo aan heleyno ayaa ku waramaya in madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta uu qorshenayo in safar qorsoodi ah uu ku tago Magaalada Kismaayo arintaan ayaa ku soo beegmeyso xili madaxweynaha Jubaland aysan aqoonsaneyn dowlada dhaxe warkaasi iyo warar kale ka daawo muuqaalka hoose