Akhriso:-Hogaamiye Axmed Madoobe oo magacaabay labadiisa ku xigeen ee Jubbaland

0

Hogaamiyaha maamulka Jubbaland ayaa maanta wareegto soo saaray waxaa uu magacaabay labadiisa ku xigeen.

Warqada ka soo baxday Axmed madoobe ayaa  Madaxweyne kuxigeenka 1aad uu noqonayo Maxamuud Sayid Aadan oo xilkaasi horay u haayey halka Madaxweyne kuxigeenka labaad uu noqonayo C/qaadir Xaaji Maxamuud oo isna haayey xilkaas.

Arintan ayaa ku soo aadaysa xili khilaaf xoogan uu u dhexeeyo dowladda Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland.