DEG DEG Mooshin laga gudbiyay Abshir Buqaari iyo buuq ka jira aqalka sare

0

Qaar ka mid ah xildhibaanada aqalka sare ayaa mooshin ka gudbiyay gudoomiye ku xigeenka 2aad ee aqalka sare Abshir buqaari mooshinka ayaa salka ku haaya ka qeybgalka Abshir Buqaari caleemasaarka madaxweyaha Jubaland Axmed Madoobe oo DF aysan aqoonsaneen

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA