DHAGEYSO:-Xildhibaan Dalxa “Farmaajo iyo Madoobe isma hayaan, ee Waxaa is haya Kenya iyo Soomaaliya

0

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Khilaafka Kismaayo ka taagan aysan dan ugu Jirin Soomaaliya, Balse ay Faa’iido ugu Jirto Dawladda Kenya.

Ma taagna  Farmaajo iyo Axmed Madoobe, Ma taagna Jubbaland iyo DF-Somalia,   Maanta waxay taagan tahay Soomaaliya iyo Kenya,  Waxa ay Maslaxadu ugu Jirto dhibaatada iyo in Soomaali isku Jabto waa Kenyaan,  Dhibaatada dad ku dhacda, Dad kale ayay Faa’iido u tahay”.