DAAWO:- Senator Cabdiwaaxid Cilmi Cumar (Goonjeex) oo sheegay in JUBBALAND aysan doorasho ka dhicin.

0

Sidoo kale Senator Goonjeex ayaa sheegay in Kenya ay FARAGELIN aan qarsoodi lahayn ka wado Guddaha Soomaaliya.