DAAWO:-Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo magaalada Kismaayo ku qabtay madal looga hadlayay dhaqanka Soomaalida

0

Magaalada kismaayo ee xarunta maamulka jubbaland waxaa ka socda madal looga hadlayo dhaqanka soomaalida waxaana ka qayb galay Prof Maxamed Cabdi Gaandi oo dhawaan halkaas uga qayb galay caleemo saarakii hogaamiyaha kaligiis is doortay ee axmed madoobe