DAAWO: Cabdikariin Guuleed iyo Shariif Xasan oo cabsi xoogan soo wajahday

0

Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Madaxweynhii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo cabsi xoogan la soo daristay kadib markii loo sheegay in lagu xirayo Muqdisho Warkaasi iyo warar kale ka daawo muuqaalka hoose.