AKHRISO:- Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacaabay Guddiga Madaxa Banaan ee Xuduudaha Hirshabelle

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay magacaawday koox farsamo oo ka kooban 9 xubnood kuwaasoo laga soo kala xulay degmooyinka uu ka kooban yahay Hirshabelle Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Baarlamaanka.

Wareegtada ayaa sidoo kale la ogeeysiiyey Guddiga madaxa banaan ee xaduudaha & Federaalka in Xubnahaas ay wakiil ka yihiin Maamulka Hir-Shabeelle.

Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga la Magacaabey.