DAAWO: Ciidamada Kenya oo howlgalo culus ka bilaabay Kismaayo

0

Ciidamada Kenya ayaa howgalo culus ka bilaabay hareeraha guriga martida oo ay degan yihiin dhamaan siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: