AKHRISO:-Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo soo saartay Qorshaha iyo Habraaca Doorashada Jubbaland

0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay qorshaha soo xulista xubnaha Baarlamaanka 2-aad iyo doorashada madaxweynaha Jubbaland  ee 2019,ka, ka dib markii horay Wasaaradda ay u qaadacday natiijada doorashooyinkii ku soo gabagaboobey fashil ka dhashay afduub iyo musuqmaasuq cad oo lagu sameeyey hannaankii iyo habraacii doorashada ee dastuurku qeexayey.

Hoos Riix

Qorshaha-iyo-habraaca-doorashada-jubbaland-1