DAAWO:- DEG DEG Somaliland oo loga digay inay ka qayb gasho caleemasarka Hogaamiye Axmed Madoobe

0

Xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa ka digay inay somaliland ka qayb gasho Caleeemasarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed madoobe,xili lagu casumay maamulkaas somaliland Caleemasaarka Axmed Madoobe.

Hoos ka daawo.