DAAWO:-Beelaha direed ee Puntland degan oo magaalada Garoowe kasoo saaray bayaan dhowr qodob ka kooban

0

Beelaha direed ee Puntland degan ayaa shir ay ku yeesheen magaalada Garoowe kasoo saaray bayaan dhowr qodob ka kooban.

Waxayna u mahahceliyeen Issimada dhaqanka ee Puntland, Dowladda iyo guud ahaan shacabka oo taageero u muujiyay.