DAAWO:-Magaaladda Garoowe oo lagu soo gaba-gabeeyey Shir looga hadlayay yaraynta tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka

0

Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland waxaa lagu soo gaba-gabeeyey Shir looga hadlayay yaraynta tacaddiyada ka dhanka ah Haweenka, kaas oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Save the Children.