Xuseen Cabdi Xalane oo afka furtay, kana hadlay xiriirka Puntland iyo dowladda dhexe.

0

Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Xuseen Cabdi Xalane ayaa eedeyn kulul u jeediyay madaxda sare ee dowladda federaalka Soomaaliya.

Wasiir Xuseen Xalane ayaa sheegay in madaxweynaha iyo Ra’isal wasaaraha ay ku fashilmeen wax badan isla markaana ay caburin iyo hanjabaad ku hayaan shacabka iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO: