SAWIRO:- Madaxweynaha JFS oo Xariga ka jaray Qunsuliyadda Somaaliya ee Washinton

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Safaaradda dalkeenna ee Washington oo bilow u ah safaarado dhawr ah oo ay Dowladda Federaalka ka iibineyso dalalka caalamka.