DHAGEYSO:-Dhalinyaro Turub Ciyaaraysay oo Bam Lagu Tuuray Magaalada Marka

0

Wararka ka imaanaya Magaaladda Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku waramaya in Bambo Gacmeed Lagu Tuuray Dhalinyaro Turub ku ciyaayay Gudaha magaaladaas.

Qof kamid ah dadka Magaaladda ayaa sheegay in dhalinyaradda  oo xiligaas Turub ciyaaraysay Bamka lagu tuuray,islamarkana khasaare uu ka dhashay.