DAAWO:-Qaar kamida xilibaanada jubbaland oo ka hadlay abaar kajirta qaybo kamida gobolada gedo & jubada hoose

0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose Maanta waxaa kulan deg deg ah ku yeesgay Guddiga arrimaha bulshada ee Gollaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Jubbaland,iyadoo kulan looga hadlay arrimo kala duwan.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray inta uu socday qeyla-dhaanta abaareed ee kasoo yeereysay deegaano ka tirsan Gobolka Gedo iyo qaybo ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose ee maamulka Jubbaland.

Hoos ka daawo