DAAWO:-Ganacsatada yar-yar ee kismaayo oo ka cabanaya xayiradii la saaray jubbaland

0

Ganacsatada yar-yar ee kismaayo gaar ahaan kuwa ka ganacsada qalabka electaronica ayaa ka cabanaya dhibaatoyin ay kala kulmeen xayiraadda diyaaradaha