DAAWO:-Madaxweynaha Puntland oo Kormeer ku sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso

0

Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa Kormeer ku sameeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Boosaaso, Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada Puntland Xuseen Cismaan Lugatoor ayaa ka warbixinaya.