DAAWO:-Ciidanka Somaliland oo Jidh-dilay Fannaanka Qamar Suugaani oo Muqdisho kasoo noqday dhowaan

0

Fannaanka Qamar Suugaani oo Muqdisho kasoo noqday dhowaan ayaa waxaa jir dil u geystay ciidamo ka amar qaata maamulka muuse biixi xili uu ku labtay gobolada wuqooyiga soomaaliya