DAAWO:-C/llahi Sheekh Xassan” MD Xasan Sheekh Qodobada uu hada cuksanyo isagaa horey ugu xadgudbay”

0

Gudoomiyaha Xisbiga Midowga Nabada iyo Dimuquraatiyada ayaa kahadlay go’aanka dowladda soomaaliya ay ku joojisay dulimaadkii kismaayo tagi jiray.

Dhanka kale C/llahi Sh.Xassan ayaa si adag u dhaliilay hadalo ka soo baxay xasan sheekh iyo sheekh sheekh shariif sheekh axmed

Hoos ka daawo muuqaalka