Akhriso:-Puntland oo arrin lama filaan kusifeysay xayiraadii Sheekh Sheekh Axmed

0

Warsaxaafadeed kasoo baxau Madaxtooyada Puntland ayaa lagu cambaareeyey talaabadii ay maanta dawladda Soomaaliya ugu diiday Kismaayo in uu u safro Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, waxaana lagu sheegay talaabo aan lamahdin doonin.

Puntland ayaa sheegtay in ficilada dawladdu ay muujinayaan heerka dawladnimada ee maskaxda dawladda Soomaaliya.

Sidaas oo kale adeegsiga awooda dawladnimada ee la adeegsanayo ayay sheegtay Puntland in uu kasoo horjeedo dawladnimada dalka