DAAWO:-Shaqaalihii Laga Caydhiyey Garoonka Hargeisa, oo ka Shaqo Bilaabay Garoowe iyo Puntland oo ku sheegtay Fursad Dahabi ah

0

Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor Ayaa warbaahinta la wadaagay , in 7 Kamid ah Shaqaalihii dhowaan laga Caydhiyey Garoonka Diyaaradaha ee Hargeisa  ay ka shaqo Bilaabeen Garoonka Diyaaradaha magaalada Garoowe.

Puntland ayaa sheegtay inay Fursad u tahay  in la helo shaqaalle Noocan ah, Islamarkaana ay hada ka Faa’iidaysteen Shaqaalahan, Wuxuuna xusay inay Rajyanayaan in Qaar kale la keeno Garoonka Gaalkacyo, Wuxuuna sheegay inaysan Puntland Joogin Shaqaalle Khibradan oo kale leh.