AKHRISO:- Askar ka tirsan Ciidanka dowladda oo Muqdisho lagu dilay

0

Kooxo hubeysan ayaa labo Askari oo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku dilay degaanka Tareedisho sidda ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Dilka ayaa yimid ka dib markii Askarta oo la socotay Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM islamarkaana Watay gaari ay leeyihiin Ciidanka xoogga kooxda hubeysan ay rasaas ku fureen ka dib markii ay wadada ku xiran tahay.