DHAGEYSO:-Maamulka Baardheere Oo Fariin U Diray Shacabka

0

Gudoomiyaha magaaladda Baardheere ee gobolka Gedo, Cabdullaahi Xasan Nuur [Cadow] ayaa waxa uu dib ugu laabtey degmadaasi.

Gudoomiye Cadow oo warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu ka mahadceliyay soo dhaweynta diiraan oo ay u sameeyeen mas’uuliyiinta iyo shacabka.