DHAGEYSO:-Wasiir Oomaar”Kismaayo kama jiro maamul lagu aamino hawada”

0

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar ayaa ka hadlayey go’aankii dowladda ay soo saartay ee la xiriiray duulimaadyada Kismaayo.

Wasiirka ayaa sheegay inaysan jirin xanibaad la saaray Kismaayo balse go’aanka xukuumadda uu yahay mid lagu ilaalinayo danta guud ee dalka.